Muqdisho oo lagu Daahfuray Qalliinada Wadnaha

Muqdisho

Isbitaalka Kalkaal ee ku yaala Muqdisho ayaa sheegay in maanta uu daah-furay qalliinada wadnaha kuwaasi oo inta badan dadka awoodda u leh ay u aadi jireen dalalka dibadda.

Madaxa Xarunaha isbitaalkaasi Dr. Gallad Shiil Ducaale ayaa Cabdulqaadir Maxamed Cabdule uga warramay howshan ay maanta bilaabeen.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Dr. Gallad Shiil Ducaale