Beeraleyda Sool oo kordhiyay wax soo saarka khudaarta

Beerreey Soomaali ah oo waaribanaya Yaanyo

LAASCAANOOD — Beeraleyda tacabto khudaarta iyo dalagyada kale ee gobolka Sool ayaa sannadihi u danbeeyay sii kordhinayay wax soo saarka beerahooda, kaddib marki ay horumariyeen hannaanka waraabka iyaga oo helay riigag ay ku qotaan ceel-biyoodyo.

Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray Cabdikarim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Beeraleyda Sool.m4a