Arbacadi shalay waxaa Muqdisho ka furmay Shirweynaha todobaad ee Dib u habeynta Garooska Soomaaliya, kaasi oo sanadkiiba mar la qabto.
Shirka oo uu furmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa waxaa warbixintan ka diyaariyay, Cabdulqadir Maxamed Mursal Samakab.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka Garsoorka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho