Barnaamijka Dhallinyarada: Shaqo la'aanta dhallinyarada

Boorama

Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha dhallinyarada Soomaaliyeed ka haysta dhanka shaqada, si gaar ahna dhallinyarada gobolka Awdal. Waxaa soo jeedinaya wariyaha VOA ee Boorama Haashim Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhallinyarada: Shaqo la'aanta dhallinyarada