Jabuuti oo dayactireysa jidka ku xira Itoobiya

Dayac-tirka waddooyinka Jabuti

Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya.

Warkan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramasan Musa.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo dayactireysa jidka ku xira Jabuuti