Millatariga Soomaaliya oo la wareegay amniga Baladweyne

Ciidamada Soomaaliya

Ciidamo ka tirsan millatariga Soomaaliya ayaa la wareegay amniga magaalada Baladweyne, maalmo yar kaddib marki la qaaday isbaarooyin yaallay qeybo ka mid ah magaalada.

Warbixintan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Militariga Soomaaliya oo la wareegay amniga Baladweyne