Soomaaliya Goobaha casriga ee lagu caweeyo oo ku soo badanaya Hargeysa Jannaayo 13, 2025 Hargeysa Arag Fikradaha Hargeysa — Magaalada Hargeysa waxaa ku soo badanaya goobaha casriga ah ee ay dhallinyaradu xilliyada habeenki isku tagaan si ay ugu sheekeystaan ama ugu caweeyaan. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto. Your browser doesn’t support HTML5 Goobaha casriga ah ee lagu caweeyo oo ku soo badanaya Hargeysa