Muran ka taagan guriga Hooyooyinka ee Muqdisho

Guriga hooyooyinka

Haween ka tirsan Ururada Bulshada Rayidka ayaa Arbacadi shalay soo fara-galiyay muran mudooyinkan ka taagnaa cidda ku shaqaynaysa dhismaha Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.

Muranka ayaa u dhaxeeya Ururka Haweenka Qaranka iyo Wasaaradda arrimaha Qoyska iyo Xuququl Aadanaha. Haweenkan Bulshada Rayidka ayaa soo jeediyay in awaamiirta ku aadan gurigaasi looga dambeeyo Xukuumadda Soomaaliya. Xasan-kafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Muran ka taagan guriga Hooyooyinka ee Muqdisho