Cabdi Xashi oo ka tacsiyeeyay geerida Lul Jeylani

Cabdi Xaashi

Waxaa la soo gaba gabeeyay tacsidi Allah ha u naxariistee, fannaannadi weyneyd ee Hobollada Waabari, Lul Jeylani Cali oo todobaadki hore ku geeriyootay dalkan Mareykanka.

Dadki sida gaarka ah u yaqiinnay Lul ayaa waxaa ka mid ahaa, Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xashi Cabdullahi oo horay u soo noqday Maareeyaha Tiyaatartka Qaranka ee Muqdisho.

Wuxuu Nairobi ugu warramay, wariyaha VOA-da, Yasin Cise Wardhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdi Xashi oo ka tacsiyeeyay geerida Luul Jeylani