Baydhabo oo ay ku soo badanayaan falalka tahriibinta dhallinyarada

Baydhaba

Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay dalbadaan kooxahaasi wax tahriibiya.

Waxaa kaloo jira koox Soomaali ah oo la shaqeysta magafayaasha. Warkan waxaa soo diray wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Tahriibinta dhallinyarada oo ku badanaya Baydhaba