Hogaamiye ka tirsanaa Al-Shabaab oo la dilay

Al-Shabaab iyo Daacish

Kooxda Al Shabaab ayaa Khamiistii shaacisay in la diley Maxamed Mire Jaamac, oo ka mid ahaa hogaamiyaasha sare ee kooxda.

Maxamed Mire, ayaa madax u ahaa maamulada gobollada ee Al Shabaab. Sanadkii 2022-ki, ayay Waaxada Caddaallada Mareykanka ku dartey kiiska Argagxisada Calamiga ah.

Hadaba, kumuu ahaa Maxamed Mire Jaamac, su’aashaas iyo kuwo kale ayay Falastin Axmed Iman weydiisay Cumar Maxamed Abu Ayan oo horay uga tirsanaa Al Shabaab, balse marki danbe ka baxay.

Your browser doesn’t support HTML5

Hogaamiye ka tirsanaa Al-Shabaab oo la dilay