Barakacayaasha Boosaaso oo ka cabanaya qabow daran

Boosaaso

Qabow daran ayaa laga soo sheegayaa in maalmahan uu ka jiro magaalada Boosaaso iyo deegaannada ku teedsan xeebaha Badda Cas ee gobolka Bari.

Qabowgan, ayaa saameeyay dadka ku nool xeryaha barakaca ah ee Boosaaso. Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yufus.

Your browser doesn’t support HTML5

WARBIXINTA BOSASO.m4a