Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xalay magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen, khilaafki diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-ki bilood ee lasoo dhaafay.
Heshiiska oo loogu magac daray “Baaqa Ankara” ayaa waxa warbixintan nooga diyaariyay Cabdulqadir Samakab.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis ku gaaray Ankara
Dhanka kale, muxuu ka dhiganyahay heshiiskaan, yeyse dani ugu jirtaa? su'aalahaasi iyo kuwo kale, ayuu Samakab weydiiyay, Cabdigafar Wardheere oo ka faallooda arrimaha caalamiga ah, kuna sugan gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka.
Your browser doesn’t support HTML5
Fallanqeynta heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya