Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay shirka horumarinta xoola-dhaqatada ku nool Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.
Shirkan oo socon doona laba maalin ayaa warbixintan waxaa kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Xoolaleyda Soomaalida.m4a