Soomaaliya Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo Nofembar 28, 2024 Axmed Madoobe Arag Fikradaha Kismaayo — Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka Kismaayo iyo maamulka Jubaland ay si weyn uga soo horjeesteen go’aankaas. Faafaahinta warkan waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad. Your browser doesn’t support HTML5 Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo