Soomaaliya Beeralleey cagafyo loogu qeybiyay Bosaso Nofembar 27, 2024 Cagafyada lagu wareejiyay beeraleyda Arag Fikradaha Boosaaso — Qaar ka mid ah beeralleyda gobolka Bari ayaa todobaadkaan la guddoonsiiyay cagafta lagu falo beeraha, si loogu dhiirrigeliyo wax soo saarka beeraha ee dalka. Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray, Yuusuf Maxmuud Yusuf. Your browser doesn’t support HTML5 Beeralleey cagafyo loogu qeybiyay Bosaso