Barnaamika Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sababta soo cel-celisa colaad beeleedyada Soomaaliya, gaar ahaan colaaddii dhowaan ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Waxaa Kismaayo ka soo diray Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda: Maxaa sabab u ah colaad beeleedyada gobolka Gedo?