Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaana shirka daahfuray Madaxweynaha Jubbaland.
Faafaahinta Warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Heshiisiinta beelo ku dagaallamay Luuq