Dowladda Soomaaliya oo dhaqan gelisay mamnuucista bacda

Bac

Taliska Booliska ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray ku sheegay, in laga billaabo Axadda maanta ah la mamnuucay isticmaalka bacaha ay dadka ku adeegtaan, ciddii aan u hogaansamin amarkaasna tallaabo sharci ah laga qaadi doono.

Sioo kale Taliska Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyay dad ay u soo qabteen in ay jabiyeen amar lagu mamnuucay in ku dabaaldagista rasaasta.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo haaya Cabduqlaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan gelisay mamnuucista bacda