Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa Arbacadi shalay lagu soo geba- gebeeyay shir caalami ahaa oo looga hadlay maal-gashiga iyo wax soo saarka beeraha Soomaaliya.
Muhiimadda shirkaan ayay Sahra Cabdi Axmed ka wareysatay, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso.m4a