Ciidanka amniga Baydhaba oo fashiliyay qaraxyo

Xero ciidan

Saraakiisha amniga magaalada Baydhabo ayaa sheegay, in howlgal dhanka amniga ah oo ay magaalada ka sameeyeen ay fashiliyeen weerar loo adeegsan rabay walxaha qaraxa.

Warbixintan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso.m4a