Xarunta Bankiga Dhiigga ee Soomaaliya oo la daah-furay

Bankiga Dhiigga Soomaaliga

Dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo bahda caafimaadka ayaa si weyn u bogaadiyay tallaabadii Axaddii lagu daahfuray xarunta bankiga dhiigga ee Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Haddaba muhiimmada bankigan dhiigga ayuu wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab ka wareystay Dr. Maxamuud Sheekh Saahid oo ka mid dhaqaatiirta sida weyn looga yaqaanno Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta Bankiga Dhiigga ee Soomaaliya oo la daah-furay