Murashaxiinta Doorashada Somaliland oo ballan-qaaday in ay raaci doonan xeerarka doorashada

Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe

Musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweyne Somaliland ayaa ballanqaaday in ay u hogaansamayaan, dhamaan xeerarka iyo habraaca doorashada ee ay dajiyaan guddiga doorashada ee Somaliland.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya Cabdulqadir Samakab.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso.m4a