Mashaariic horumarineed oo laga dhisayo Boosaaso

Waddo ku taalla Bosaso

Maamulka magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa soo bandhigay qorshe ay ku ballaarinayaan magaalada.

Sidoo kale dowladda hoose ee Boosaaso ayaa sheegtay in ay billowday dib u dhis ay ku sameyneyso waddooyinka magaalada. Warbixintan waxaa noo soo diray Yuusuf Maxmuud Yuusuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Bosaso.m4a