Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo wareysi siiyay VOA

  • Ismail Mohamed

Biixi Iimaan Cige

Magaaladan Washington D.C, waxaa dhawaan soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige.

Haddaba, ujeeddada safarkiisa iyo waxyaabihi u qabsoomay ayuu uga warramay, wariyaha VOA-da, Ismaaciil Xuseen Farjar oo kula kulmay magaaladan Washington.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Wasiir Biixi Iimaan