Madaxweyne Biixi oo ka hadlay amaro ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya

Madaxweyne Muuse Biixi oo furay xabsi labaad oo ay yeelanayso Hargeisa

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga ee Soomaaliya oo lagu farayay Ganacsatada adeegsada magaca Somaliland inay ku bedelaan Soomaaliya.

Madaxweyne Biixi ayaa hadalkan jeediyey xilli uu magaalada Hargeisa ka furayey Xabsi labaad oo laga hirgeliyey duleedka magaalada.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya Xamse Cali Jeesto.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Biixi oo u jawaabay Somalia