Danyarta Puntland oo codsaday dib u soo celinta isticmaalka Shilinka Soomaaliga

Dowladda oo Lacag keensatay Muqdisho

Dowladda oo Lacag keensatay Muqdisho

Deegaanada Puntland waxaa wali ka maqan oo aanan hadda laga isticmaalin lacagata Shilin Soomaaliga, taas oo ay kala mid yihiin gobollo badan oo ka mid ah Soomaaliya.

Adeegsiga Shilin Soomaaliga, ayaa waxaa inta badan baddalay lacagaha dollarka Mareykanka oo ay dadka isugu gudbiyaan telefoonnada gacanta ee shirkadaha isgaarsiinta.

Arrintan ayaa saaameeyay nolosha danyarta ku nool Puntland. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yusuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Shilin Soomaaliga.m4a