Maamulka gobolka Banadir oo shaaciyey natiijada imtixaanaadka

Xarunta Gobolka Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay natiijada imtixaanada fasalka sideedaad ee dhawaan la qaaday.

Wariyaheena Hassan Kaafi qoyste ayaa warbixintan inoo soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Natiijada imtixaanaadka Banadir