Madaxweyne Xasan oo shacabka ku boorriyay bixinta canshuuraha

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa xalay ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin canshuurta iiba, gadoodka darawallada Bajaajka iyo xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya.

Warbixina arrintaasi ku saabsan waxaa innoo haya Abdulqadir Samakab.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta.m4a