Beer lagu xannaaneeyo digaagga oo laga hirgeliyay Hargeysa

Digaag ama dooro fara badan

Ganacsato ku nool magaalada Hargeysa ayaa marki ugu horreysay ku guuleystay in ay magaalada ka hirgeliyaan, beer lagu xannaaneeyo digaaga, oo soo saarto ukun ama beedka loo iib-geeyo suuqyada Hargeysa iyo meelo kale oo ka tirsan Somaliland.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Digaaga.m4a