Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xalay khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo madaxweynaha Turkiga Racep Tayep Erdogan, ayaa xalay ku wadahadlay khadka teleefanka , sida lagu sheegay war kooban oo ay qortay Villa Somalia.

Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal, iyo sidoo kale wada hadalka la filayo in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya uu maanta ku dhexmaro Ankara. Abdiaziz Barrow, ayaa warkaan Muqdisho kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta wadahadallada.m4a