Guddiga Dib u eegista Dastuurka oo la kulmaya qeybaha bulshada

Dastuur

Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maalmahan waday, kulamo wadatashi ah oo ku aaddan wax ka baddalka iyo dhameystirka cutubyada hore ee dastuurka.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaariyay, wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta.m4a