Khasaaraha dab ka kacay suuq ku yaalla Jowhar

HirShabelle

Dab xoog leh oo baabi'iyey goobo ganaacsi oo ku yaalla suuqa xaafadda Hantiwadaag ee magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.

Khasaaraha iyo wararkii ugu danbeeyey ee dabkaas waxaa warbixintan inooga soo direy wariyaheena Hussein Hassan dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dab ka kacay suuqa Jowhar