Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku ridday dhalinyaro caan ka ahaa aaladda TikTok-ga oo muddooyinkanba ku xirnaa magaalada Muqdisho.
Dhalinyarada la xukumay ayaa dhamaantood ahaa gabdho, kuwaas oo ay maxkamaddu sheegtay in ay ku heshay dambi la xiriira kicin dadweyne.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan noo soo diray
Your browser doesn’t support HTML5
Hablo maxkamad la soo taagay