Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xalay booqday qaar ka mid ah dadki lagu dhaawacay qaraxi Xeebta Lido, kuwaas oo la geeyay Isbitalka Erdogan ee magaalada Muqdisho.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdulqadir OK.
Your browser doesn’t support HTML5
Booqashada Ra'isulwasaraha.m4a