Guddoomiyaha Shabelaha Hoose oo booqday barakacayaasha Afgooye

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose

Mas'uuliyiin katirsan aamulka Koofur-galbeed iyo Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku nool deegaanka Tawakal ee degmada Afgooye.

Mas'uuliyiinta ayaa u kuurgalay daruufaha nololeed ee ay ku jiraan barakacayaasha. Haddaba, xaaladda dadkaan ayuu wariyaha VOA-da ee Baydhabo, Mukhtar Catosh ka wareystay, Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha hoose, Maxamed Ibraahin Barre oo kamid ahaa mas'uuliyiinta deegaankaas gaaray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga.m4a