Urur u dooda xuquuqda qaxootiga Soomaalida Kenya oo dadaal ugu jira horumarinta qaxootiga

Madaxa Hey'adda KADMO, Sacid Abukar iyo wariye Yasin Cise.

Ururka Kadana oo ah urur ay ku mideysanyihiin dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kenya ayaa sheegay, in ay dardar-gelin doonaan isla markaana dabageli doonaan xuquuq dastuuri ah oo uu horay u ansixiyay baaralamaanka Kenya, oo loo ogolaaday qaxootiga.

Arrimahan iyo sida lagu aas-aasay Kadana, ayuu Yasin Cise Wardhere ka wareystay, madaxa ururka Kadana, Sacid Abukar oo uu kula kulmay magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga.m4a