Soomaaliya Jubaland oo xukun dil ku fulisay shin nin oo lagu helay falal argagixiso Luuliyo 16, 2024 Arag Fikradaha Kismaayo — Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey shan nin oo horey loogu helay inay gaysteen falal argagixiso oo ay u ku jiraan dilal loo gaystay shacab ay ku jiraan culimo. Warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad. Your browser doesn’t support HTML5 Jubaland oo xukun dil ku fulisay shin nin oo lagu helay falal argagixiso