Soomaalida iyo xanuunada maskaxda ee ka dhasha maandooriyaha

Marka laga hadlayo waxyaabaha sababa ama sii xumeeya xanuunnada dhimirka waxaa tusaale loo soo qaataa isticmaalka maandooriyayaasha.

Ka sokow dhakhaatiirta oo ka hadashay xiriirka ka dhexeeya cudurrada dhimirka iyo maandooriyayaasha, waxaa dhinaca kale culimada diintu ay dadka ka waaniyaan khatarta isticmaalka maandooriye-yaasha kala duwani ay bulshada ku hayaan dhaqaale ahaan iyo caafimaad ahaanba.

Sidaasi oo ay tahay waxaa weli soo kordhaya dadka isticmaalaya maandooriye-yaasha, iyo kuwa uu ku dhacayo xanuunka dhimirka noocyadiisa kala duwan.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixinta arrimahaasi ku eegaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida iyo xanuunada maskaxda ee ka dhasha maandooriyaha