Dhalinyaro tuulooyinka Puntland ka billaabay olole isugu jira dhireyn iyo iftiimin

Dhalinyarada dhireynta iyo iftiiminta ka wada tuulooyinka Puntalnd

Dhalinyaro is-xilqaantay ayaa tuulooyin ka mid ah gobolka Bari ee Puntland ka hirgeliyay mashruuc ay si iskood ah ay u fuliyeen oo isugu jira dhireyn iyo iftiimin.

Meelaha ay bartilmaameedsanayaan dhalinyaradan isxilqaantay ayaa ah, tuulooyinka for oo ay gelinayaan nalal ku shaqeeya cadceed, sidoo kalana ay abuurayaan dhir.

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Is-xilqaan, Axmed Maxamed Adan ayaa ololahan uga warramay wariyaha VOA-da ee Puntland, Yusuf Maxmuud Yusuf.

Your browser doesn’t support HTML5

WAREYSIGA DHALINYARADA.m4a