Gabar Nairobi kusoo bandhigtay buug ay ku ururisay gabayo Af-Ingiriis ah

Nasri Ugaas Cabdirasaq, oo saxiixeysa buugga ay soo bandhigtay

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa sannadakaan danbe aad ugu soo badanayay qorayaasha Soomaalida ee isaga kala imanayay meelo badan oo caalamka ah, kuwaas oo bulshada Soomaalida u soo bandhigay buugaag ay qoreen.

Buuggi ugu danbeeyay waxaa shalay xaafadda Islii ku soo bandhigtay Nasri Ugas Cabdirasaq oo diyaarisay bug ay ku ururisay gabayo Af-Ingiriisi ah. Warbixintan waxaa inoo soo diray, Yasin Cise Wardhere.

Your browser doesn’t support HTML5

WARBIXINTA NAIROBI.m4a