Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyarada iyo waxbarashada

Ardayda Puntland

Barnaamijkii Dhallinyarada, waxaa qodobada ku jira ka mid ah; heerka horumarka waxbarasho dhallinyarada Puntland, iyo ardayda gobolka Sool oo sameynaya soo-kabasho iyo horumar waxbarasho.

Waxaa soo jeediaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyarada iyo waxbarashada