Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhab ee dalka Kenya ayaa ka walaacsan cunto yari ay sheegeen in ay soo wajahday.
Warbixintan waxaa innoo haya wariyaha VOA-da ee Dhadhab, Cabdisalam Axmed Salas.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaxootiga Dhadhaab oo wajahaya cunto yari