Culumada oo ku baaqay in la qaboojiyo colaadda Galguduud

Culimada

Qaar ka mid ah culumaa'uddiinka Soomaalida ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee dhawaan ku dagaallamay gobolka Galguduud.

Warbixintan, waxaa Nairobi kasoo diray, Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Culumada oo ku baaqay in la qaboojiyo colaadda Galguduud