Soomaaliya oo looga dabaal-dagay munaasabadda Ciidul-Adxaa

Ciid

Ciid

Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya, Soomaalida Kenya, tan Itoobiya iyo Jabuti ayaa maanta oo Axad ah u dagaal-dagay munaasabadda maalinta Ciidul-Adxaa.

Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Soomaaliya ayaa si isku mid ah hambalyo ku aaddan munaasabadda ciiddan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Ciidda.m4a