Buugga Ileys Af-Soomaali oo lagu soo bandhigay Nairobi

Buugga Ileys ee luqadda Soomaaliga ee ay diyaarisay Nimco Nur.

Magaalada Nairobi waxaa shalay lagu soo bandhigay buugaag isugu jiray Af-Soomaali iyo sheeko xariireedka carruurta, kaas oo ay qortay Nimco Nur oo ah, qoraa Soomaaliyeed oo deggan dalka Finland.

Wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yasin Wardheere oo munaasabaddi bandhiga buugaagtan joogay ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

WARBIXINTA BANDHIGA.m4a