Somaliland ma shaqo la'aan ayaa ka jirta mise xirfad xumo?

Ardada Somaliland

Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah caqabadaha haysta dhallinyarada ku nool Somaliland, hase yeeshee, dhallinyarada ayaa ku kala aragti duwan heerka shaqo la'aanta iyo fursadaha shaqo ee yaalla.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland ma shaqo la'aan ayaa ka jirta mise xirfad xumo?