Afar kun oo arday oo u fariistay imtixaanka dugsiyada dhexe ee Jubbaland

In ka badan 4 kun oo arday ayaa maanta u fariistay imtixaanaadka dugsiyada dhexe ee deegaannada Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya.

Imtixaankan ayaa waxaa daahfuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe).

Faafaahinta warkaasi waxaa kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixintan oo dhammeystiran