Wareysi: Qeyla-dhaanta caalamka ee isbedelka cimilada Soomaaliya

Aw Xirsi

Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo kuleylka daran ee soo noq-noqda.

Haddaba, qeylo dhaanta caalamka ee Isbedelka cimilada Soomaalida ma u muuqataa, waxaa Sahra Cabdi Axmed ay ka waraysatey Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada haatan ah agaasimaha hayada Foresight for Practical Solutions Dr. Aadan Aw-Xirsi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageysiga wareysiga Aw Xirsi