Warbixin: Somaliland iyo ahmiyadda ilaalinta deeganka.

Hargeysa

Iyadoo ay maalinta berri ee 5-ta Juun ay ku beegan tahay maalinta Caalamiga ah ee Xuska Deegaanka ayay qaar ka mid ah aqoonyahanka Somaliland ay ka warameen ahmiyadda ilaalinta deeganka.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Somaliland iyo ahmiyadda ilaalinta deeganka.